Qosolka beentiyo, Qalbi jileecey nagu qaldaayaan.
Markaad qadarisoo Qiimo u yeeshay Qab weyni yeeshaan

Ha igu qaraarine iga quuso iima qalantide wadada ku qul qul.

Yara qabowso, qofaan ku rabin la iskuma qorqoree
Qandhada Jaceyl hore kuugu qaaday ila qeybsan weyde

Markaad Qurxoontahay Qoortaadu dheertahay Qalanjey ku dhahayaan.
Qoys markaad u noqoto Qiima u yeeshey qaloocanayaan.

Hit The road waryaahee Wadada ku QUL QUL.